Dhageyso”7 qof oo hal qoys ah oo ku geeriyooday Dab xalay ka kacay gurigooda Oo Ku yaalay dagmada yaashqid

0

waxaa habeenimadii xalay ahayd uu dab xoogan ka kacay guri ku yaala dagmada yaaqshid ee gobolka banaadir waxana halkaasi ku geeriyoda 7 ruux oo hal qoys ahaa.

qof goobjooge ah oo warbaahinta saakay u waramay ayaa xaqiijiyey in dabkaasi uu kacay xalay 7-saac isla markaana ay ku geeriyoodeen hooyo iyo 5 caruur ah oo ay dhashay halka ruuxa kalana uu ahaa gabar marti u ahayd oo iyaduna halkaasi ku ruux baxday.

sidoo kale waxey iminka xaaladiisa caafimaad aad u liidataa aabihii qoyskaasi oo dhaawac xoogan uu ka soo gaaray dabkaasi,waxana sida la xaqiijiyey uu ku jiraa xaalad koomo ah.