Dhageyso”Wasiirka Gaashaandhiga Oo Shaaciyey In Ay Dhawaan Qaadi Doonaan Howlgal Ka Dhan Ah Al Shabaab

0

Shir jaraa’id Oo Uu Magaalada Muqdisho Ku Qabtay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Mursal C/raxmaan ayuu uga warbixiyey halka ay marayaan diyaar garowga howlgalo ka dhan ah ururka al shabaab oo dhawaan la filayo in ay qaadaan ciidamada xooga dalka soomaaliyeed,kaasoo uu sheegay in abaabulkeedu uu marayo heerkii ugu danbeeyey