Dhageyso”Wasiirka Gaashaandhiga Oo ka Warbixiyey Waxa Uu Howlgaka Uu Shaaciyey Kaga Duwan yahay Kuwii Hore

1

wasiirka oo wax laga weydiiyey waxa howlgalkani uu uga duwan yahay kuwii hore maadaama ciidamada dowlada looga bartay in ay ka soo baxaan goobaha ay ka qabsadaan ururka Al Shabaab ayaa ku jawaabay in howlgalkan uu hor kacayo madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo isagoo intaasi ku daray in dowladu ay markan ka go’antahay sidii ay al shabaab uga xoreyn lahayd deegaanada ay heystaan

Comments are closed.