DHAGEYSO:-Wiil 17 jir ah oo loo magacaabay Guddoomiye ku xigeen Degmo

0

Faysal Cabdulaahi Cumar oo ah 17 sano jir ah dhigta Fasalka 4aad ee Dugsiga sare oo ku yaal Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa dhawaan loo magacaabay Gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha Bulshada ee degmada Gamboole ee Gobolka Sh/Dhexe.

Wiilkaan yar ayaa lagu magacaabay wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka arimaha gudaha ee Maamulka Hirshabeelle.

Faysal Cabdulaahi Cumar ayaa tilmaamay in lamagacaabay isaga oo aan ogeen, mar qur ahna ka warhelay in xil loo magacaabay,