DHAGEYSO:-Shacabka Gaalkacyo oo ka hadlay Mooshinka Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya

0

Qaar kamid ah shacabka magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay Mooshin dhawaan laga keenay gudoomiyaha Baarlamanka dawlada federalka Soomaaliya kaasoo ay wadaan xubno kamid ah Xildhibaanada Soomaaliya.

Shacabkan ayaa nasiib daro ku tilaamay  khilaafka soo noq noqda ee marwalba ka dhex dhaca Masuuliyiinta dawlada federalka Soomaaliya iyo Baarlamanka.