Wafdi Ka Socda Dowladda Masar Oo Muqdisho Gaadhay (sawiro)

0

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka  Soomaaliya waxaa gaadhay wafdi kas ocda dowladda Masar waxaana Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweyay masuuliyiin ka tirsan dowladda.

In kastoo dowladda soomaaliya aysan weli sidhab ah  faah faah faahin masuuliyiinta wafiga masar kas ocda iyo ujeedkooda,ayaa hadana waxaa ay iminka kulan kuleeyihiin qeybta nasashada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde.

Dowladda Masar ayaa ka mid ah dowladaha taageera Soomaaliya,waxaana horay u baaqday Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,isla markaana uu heshiisyo la galay Madaxda dalkaas.