DHAGEYSO:Madaxweyne Muuse Biixi”Markii Siyaad Bare Xasuuqay shacabka soomaaliland imaaradka ayaa na gacan qabtey”

2

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa  kulan balaadhan la qaatay Jaaliyada Reer Somaliland ee ku dhaqan Isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo khudbado muhiima oo halkaasi laga jeediyey

Hoos ka dhageyso khudbada madaxweynaha soomaaliland muuse biixi cabdi

Comments are closed.