Dhageyso”Khadiijo Maxamed Diiriye”Cidna Kama Noqon karto Mooshinka Ilaa La Geeyo xarunta Golaha Shacabka”

1

Kulan ay maanta isugu yimaadeen xarunta vila hargeysa ee magaalada muqdisho xildhibaanada barlamanka ee ku jira xukuumada iyo qaar kale oo ka tirsan mudanayaasha aan ku jirin golaha wasiirada ayaa kaga dalbadeen gudoomiyaha barlamanka maxamed sheekh cusmaan jawaari inu xilka iska casilo ka hor inta aan lagu kala bixin mooshinka isaga ka dhanka ah

xildhibaan khadiijo maxamed diiriye oo ah wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumada fedraalka soomaaliya ayaa sheegtay in aanay jirin xildhibaan ka bxi kara mooshinka laga keenay gudoomiyaha barlamanka iyadoo taa badalkeedana sheegtay in xildhibaanada saxiixay mooshinka ay ka bixi karaan oo qura marka la horgeeyo barlamanka ee arintaasi ay noqoto in cod loo qaado

 

Comments are closed.