DHAGEYSO:-Xildhibaan Jeesow oo Ujawabay Jawaari, Fariina Udiray Madaxweyne Farmaajo

1

Xildhibaan daahir Amiin Jeesow ayaa ka jawaabay hadalkii gudoomiyaha barlamanka soomaaliya ka soo baxay ee ahaa in xarunta golaha shacabka ay la waregeen ciidamo uu soo amray RW Xasan Cali Kheyre

Xildhibaanka ayaa dhanka kale wuxuu fariin Udiray Madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo in uu arintan si gooni ah isha ugu hayo labada masuul midka doonaya in uu dalka dhibaato ka abuuro

Comments are closed.