DHAGEYSO:-Sheekh mustafe oo runta dhan dhansiiyay somaliland”dalka lama kala qaybin karo”

1

Sheekh  mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo ka mid ah culimada ugu caasan gayiga soomaalidu dagto iyo caalamka ayaa ka hadlay arinta gooni isu taaga soomaaliland ay doonayso .

Sheekha ayaa sheegay in soomaali aan xiligan la kala jari karin ayna yihiin dad ehel iyo islalnimo ay ka dhaxayso wuxuu arinta gooni istu taaga soomaaliland ku eedeeyay in dowlado shisheeye ay dabada ka riixayaan sida uu hadalka u dhigay sheekh mustafe

Comments are closed.