DHAGEYSO:-Gudoomiye Cirro oo Ka Hadlay Sababta uu Imaraadka Ugu Raaci Waayay Madaxweyne Muuse Biixi

0

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo ayaa markii ugu horeysay shaaciyey sababta uu uga hadhay weftigii madaxweynaha Somaliland ee Imaraadka Carabta.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in uu safarkaasi uga hadhay laba arimood oo ay midi tahay isaga oo markii hore ka mid aheyd shirarkii hore ee Dp World , ta labaad-na ay tahay iyada oo ay ku noqdey arin deg deg ah

Gudoomiye Ciro ayaa waxaa uu sheegay in maanta aaney Somaliland u baahneen Saldhigyo Ciidan balse ay baahi u qabto biyo .

Hoos ka dhageyso codka