VIDEO:-Gudoomiye Jawaari oo shaaciyay in raisulwasaare xasan cali kheyre uu amray ciidamadii la wareegay xarunta golaha shacabka

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan (Jawaari) oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Muqdisho ayaa ka hadlay arrimaha xasaasiga ah ee xiligaan taagan.

Gudoomiye Jawaari ayaa ugu baaqay Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya in ay Golaha shacabka badbaadiyaan, islamarkaana ay iska ilaaliyaan In ay gacantooda ku burburiyaan Golaha Shacabka.