VIDEO:-Gudoomiyaha Shirkada Dp World Si Adag Uga Hadley Sharcigii Ka Soo Baxay Baarlamanka Somaliya

0

Gudoomiyaha Shirkada Dp World Sultan Bin Sulayman ayaa waxaa wax laga weydiiyey codbixintii Baarlamaanka Soomaaliya ay dhawaan dalkaa kaga mamnuuceen shirkada Dp World waxaana uu yidhi

“Runtii taasi nama khusayso, sababta oo ah Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu samayn karaa qaylo iyo hadal ay soo saaraan, laakiin xaqiiqda runta ahBerbera [Somaliland] waxay heshiisyo kula jirtaa dalal badan oo dunida ah iyo shirkado badan taasina waxay waafaqsan yihiin sharcigooda.” ayuu yidhi

Hoos ka daawo muuqaalka