DHAGEYSO:-Wasaarada Haweenka Jubbaland oo Teegeertay Waxqabadka Madaxweyne Axmed Madoobe

0

Iyadoo mudooyinkii danbe ay soo baxayeen siyaasiin iyo xildhibaano kasoo horjeeda maamulka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan ( Axmed Madoobe ).

Kulan ay soo qaban qaabisay Wasaarada Haweenka ee jubbaland ayaa lagu taageerayey waxqabadka Maamulka Axmed Madoobe waxaana halkaasi ay haweenku soo bandhigeen kulanweyne ay ku taageerayeen waxqabadka xukuumadan ka talisa dalkaasi.