DHAGEYSO:-Jawaari Oo Shaaciyay in Raisulwasaare Xasan Cali Kheyre u Amray Ciidamadii la Wareegay Xarunta Golaha Shacabka

1

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Ferderaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo  shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay Ciidamada gelinkii dambe ee maanta la wareegay xarunta Golaha Shacabka.

 

Comments are closed.