Akhriso:-Shirkii Golaha wasiirada puntland oo looga hadlay arimo muhiim ah

0

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maata waxaa looga hadlay, Amniga Dalka, U-diyaar garowga Shirka wada-tashigga Madasha Maamulada xubinta ka ah Dawladda Federaalka, Xaaladda Abaaraha iyo Warbixino