VIDEO:-Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo umadda soomaaliyeed u sheegay hadal hada lagu baraarugay

0

Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ayaa si cad u waydiiyay shacabka soomaaliyeed su’aashan soo socota Ethiopia Imisa Safaaradood ama Qunsuliyadood ayeey ku dhex leedahay Somaliya, Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen si cad buu u qeexay aan Gambad iyo Cabsi midna leheen
Hoos ka daawo muuqaalka