Maxakamad Darajadda Koowad ee gobolka nugaal ayaa xidhan maalintii shanaad waxaana arintan ay salka ku haysaa ka dib markii shalaaqalaha maxkamadu ay waayeen mushaarkii ay xaqa u lahayeen
Hoos ka dhageyso shacabaka garoowe oo arintaas radio daljir uga waramay