Ciidamada dowlada Oo Saakay Howlgal Balaaran Ka Wada Qeybo Ka Mid Ah G/Sh/Hoose

0

Ciidamada xoogga jamhuuriyada fedraalka soomaaliya ayaa saakay howlgal balaaran oo lagu xaqiijinayo amniga ka wada qeybo ka mid ah gobolka shabeelaha hoose.

Saraakiisha howlgalkaasi hor kaceysa oo LA hadlay idaacadaha muqdisho ayaa tilmaamay in ujeedka howlgalka uu yahay baacasiga wax ay nabad diidka ugu yeereen.

Saraakiisha oo aan carabaabin deegaanada sida rasmiga ah ay uga howlgalayaan ayaa xaqiijiyey in ay warbaahinta LA hadli doonaan marka uu soo dhamaado howlgalkan.

Wixii warar ah ee Ku soo kordha wararkeena xiga