Madaxweynaha soomaaliland oo safar ugu anba baxay Imaaradka Carabta

0

Warar hada soo gaadhay  ayaa waxaa ay sheegayaan in madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi uu safar deg  ugu anba baxay dalka Imaraadka Carabta

Madaxtooyada Somaliland wali wax war ah kamay soo saarin ujeedka Safarka Madaxweynaha , balse waxaa la sheegayaa in uu salka ku hayo arinta muranka dhalisay ee heshiiska dekada Berbera , kaas oo dhex maray Somaliland , Itoobiya iyo shirkada Imaraadka laga leeyahay ee Dp World .