Dhageyso”Ciidamada Gaarka Ee Ilaalada Madaxtooyada Oo Dalbaday In aan la hilmaamin xubnihii ka geeriyooday guutada ciidankaasi

0

iyadoo qaraxyadii ugu danbeeyey ee xarunta madaxtooyada lagu weeraro ay ku geeriyoodeen qaar ka mid ah ciidamada ilaalada madaxtooyada ayaa waxaa maanta arintaasi kulan ka yeeshay qeybaha kala duwan ee guutada 60-aad oo ah ciidamada ilaalada gaarka ah ee xarunta Villa soomaaliya

ciidamadan ayaa ku taliyey in aan la hilaamin qoysaskii agoonta aha ee ay ka tageen saraakiishii u geeriyootay,waxana ay intaasi ku dareen in difaaca dalka uu yahay waajib dastuuri ah oo iyaga saaran