DHAGEYSO:-Siyaasi Soo Dhoweyay Go,aankii Dalka Looga Mamnuucay Shirkada DP World.

0

Xildhibaan Cabdi Bare Yuusuf Oo Hore uga mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa waxa u soo dhoweyay Talaabadii Xildhibaanada Soomaaliya ay Dalka Uga Mamnuuceen Shirkada Laga Leeyahay Dalka Isu taga imaaraadk Carabta taasi o ah DP World.

Xildhibaanka ayaa sheegay in xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kulankii ay yeesheen Muqdisho in uu ahaa waajib dastuuri ah oo ay guteen Baal dahab ahna uu ka galayo wax qabadka mudanayaasha Baarlamaanaka Soomaaliya.