Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu fariin udiray Ra’sul Wasaaradaha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre
Waxa uu ka codsaday inay sameeyaan mashaariic hormarineed oo looga baahan yahay hadda dhinaca Deegaanada HirShabelle.