VIDEO:-Mahad Cawad “Heshiis caalami ah waxaa gali kara Xukuumada Soomaaliya oo kaliya.

0
Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee baarlamaanka Mahad Cawad ayaa sheegay in aan heshiis caalami ah lala galin karin wax aan ka ahayn xukuumada federaalka soomaaliya ka dib hadal uu ka jeediyaay kulankii barlamanka soomaaliya