AKHRISO+VIDEO:-Baarlamaanka Soomaaliya Oo Shirkada DP World ka mamnuucday Dalka

0

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre in uu si deg deg ah u gaarsiiyo warqad Madaxa ugu sareya dalka Imaaraadka Carabta, islamarkaana uu u sheego in ay kusoo xadgudbeen qaranimadda Soomaaliya.

Qodobadii ku jiray Xeerkii Maanta lagu mamnuucay shirkadda DP World ee kasoo baxay Golaha Shacabka ayaa waxaa ka mid ahaa:

HOOS KA AKHRISO

HOOS KA DAAWO