DHAGEYSO:-Khubadihii laga jeediyay kulankii barlamanka soomaaliya iyo go’aankii DP WORLD

0

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Hay’ada DP World ka mamnuucay guud ahaan Soomaaliya, kadib heshiiskii Berbera.

DP World ayaa lagu eedeeyay iney ku xad gudubtay jiritaanka iyo qaranimada Soomaaliya kadib heshiiskii sedex geesoodka ahaa ee ay la gashay Itoobiya iyo Somaliland.

Hoos ka dhageyso dhamaan hadalkii laga jeediyay kulankii barlamanka soomaaliya