Dhageyso”Madaxweynaha Oo Sheegay In Jiraan Guddi Baaritaan Ku Sameynaya Nooca Doorasho ee Soomaaliya Ka Qabsoomi Karto

0

madaxweynaha dowlada soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo ayaa sheegay in ay jiraan guddi madax banaan oo baaritaan ku wada nooca doorasho ee soomaaliya ka qabsoomi karto marka la gaaro sanada 2010-ka

mudane farmaajo ayaa sidoo kale xusay in ay ka shaqeyn doonaan qaabkii loo diiwaan galin lahaa shacabka codbixiyayaasha ah,isagoo tibaaxay in arintaasi ay kala kaashanayaan quburo ku xeel dheer arimaha doorooshooyinka