Dhageyso”Wasiirada Qurba-Joogta iyo Malgashiga Dowlad goboledka Galmudug Oo Ku Baaqday In Haweenku Is Caawiyaan

0

Wasiirada Qurbajoogta iyo Malgashiga ee Dowlad Goboledka Galmudug sahra colaad Cabdi ayaa haweenka soomaaliyeed ugu baaqday in ay is caawiyaan isla markaan ay iyagu isku tashtaan.

Wasiir Sahra ayaa hadalkan ka sheegtay xaflad lagu dhiira galinayey haweenka oo ay ka qeyb gashay taasoo ka dhacay magaalada muqdsiho.