VIDEO:-Madaxweyne farmaajo“Cida aan Soomarin dowlada Soomaaliya Heshiis lama Gali karto Maamul Goboleed”

0

Madaxwynaha  dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi farmaajo oo maanta si toos ah u daah furay kalfadhigii 3-aad ee Baarlamaanka soomaaliya ka na jeediyay Qudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ayaa kahadlay arimo dhowr ah oo ah xalada dalka Soomaaliya uu ku sugan yahay .

Hoos ka dhageyso codka

Muuqaalka halkan ka daawo