Dhageyso”Duqa Muqdisho Oo sheegay In Mushaarka U Kordhin Doonaan Haweenka Nadaafada Ka Shaqeeya

0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa caasimada muqdisho Eng C/raxmaan cismaan cumar yariisow ayaa sheegay in ay mushaarka u kordhin doonaan haweenka gobolka banaadir ee ka shaqeeya arimaha nadaafada caasimada

Gudoomiyaha oo hadalkan ka sheegay munaasabad lagu dhiira galinayey haweenka caasimada ayaa intaasi ku daray in haweenku ay laf dhabar u yihiin bulshada soomaaliyeed,isla markaana ay muhiim tahay in la taageero.