Dhageyso” Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Haweenka & horumarinta Xuquuqul Aadanaha Oo ka Hadashay Siyaasada Wasaarada Uga Dagsan Wax U Qabashada Haweenka Soomaaliyeed

0

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Haweenka & horumarinta Xuquuqul Aadanaha Marwo Samra Ibraahim oo ka qeyb gashay kulan lagu dhira galinayey haweenka soomaaliyeed ayaa ka hadashay siyaasada wasaarada uga dagsan sidii loo horumarin lahaa haweenka

Wasiir ku xigeenka ayaa intaasi ku dartay in ay wasaaradooda ka go’an tahay sidii dhana waxbarashada iyo caafimaadka ay uga taageeri lahaayeen haween weynaha soomaaliyeed