DHAGEYSO:-Somaliland “waxaan qori doona dacwad ka dhan ah dowlada soomaalia”

0

Mamulka Somaliland Oo Sheegay in ay qori doonaan warqad ka jawaabayaan warqadii Dawlada Fadaraalka Somalia u dirtay jaamacada carabta waxaanay sheegtay inay muddo bila dib u dhigayso wada hadaladii kala dhexeeyey somaliland iyo somalia