DHAGEYSO:-Odoyaasha Guurtida degmada Caabudwaaq oo ka soo horjeystay wadahadalada Ahlusuna iyo Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb

0

Odoyaasha Guurtida degmada Caabudwaaq ayaa ka soo horjeystay wadahadalada Ahlusuna iyo Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq kasoodiray