DHAGEYSO:-Khamriga Itoobiya laga keeno Oo faro baas Ku Haya soomaaliland

0

Khamriga Itoobiya laga keeno ayaa dhibaato xoogan ku haya shacabka ku nool deeganada soomaaliland waxaana khamri tiro badan lagu qabtay Degaanka Ceel-Afwayn ee gobolka sanaag

Ciidamada Degaanka Ceel-Afwayn ayaa qabtay khamrigan xili habeen ah si loogu kala gudbiyo deeganada soomaaliland guud ahaan sida ay sheegeen ciidamada gacanta ka gaystay in la qabto khamriga laga keeno dhinaca dalka itoobiya