DHAGEYSO:-Axmed yuusuf yasiin oo maamulka soomaaliland ugu baaqay in heshiiska dekada berbera la geeyo baarlamaanka

0

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa xukuumada muuse biixi ugu baaqay in heshiiska dekada berbera la geeyo baarlamaanka si meesha ay uga baxaan shakiga badan ee ku jira ka dib markii dowlada itoobiya saami aan laga filaynin laga siiyay dekada ber bera

Hoos ka dhageyso codka