DHAGEYSO:-Siyaasi Reer Puntland ah oo doorashada 2019 banaan soo dhigay sida ay noqon doonto

0

Axmed Xasan Dhago-weyne oo ah afhayeenkii guddiga xulista baarlamaanka puntland ee doorashadii sanadkii 2014 oo wareysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa isagoo ka duulaya caqabadihii ay kala kulmeen doorashadaas  wuxuu soo jeediyey talooyin la xiriira sidii caqabadahaas looga gaashaaman lahaa.

Dhago-weyne ayaa dhanka kalana soo dheweeyey hadalka Madaxweynaha puntland ee ah in doorashadu ay wakhtigeeda ku dhacayso, hadalkaas oo meesha ka saaraya wararkii sheegayey in maamulka PL uu muddo kororsi maaggan yahay.