DHAGEYSO:-Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Doorka Siyaasadda ee Puntland

0

Iyadoo maanta ay ku beegaantahay maalinta haweenka ayaa madaxweynaha dawlada Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka hadlay Xuquuqda haweenka ee dhanka Siyaasadda iyo arimaha Bulshada.

Madaxweyne C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inay dawladiisu ay tahay xukuumadii ugu Dumarka Badnayd intii Puntland soo jirtay isagoo sheegay inay ka dhex muuqdaan Xildhibaanada Puntland golaha wasiirada iyo wasiirdawlayaasha,agaasimayaasha iyo arimaha Bulshada.