Maxkamad u xukuntay Aadan Barre Ducaale xubinnimada Kursiga baarlamaanka Kenya

0

Kaddib dacwad muddo dheerba soo soctay oo u dhaxeysay xildhibaan Aadan Barre Ducaale iyo guddoomiye ku-xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayeey ugu danbeyntii go’aan ka gaartay maxkamada sare ee Kenya.

 

dhamadki bisha feb 28 Maxkamada sare ee Nairobi ayaa ugu danbeyntii u xukuntay Aadan Barre Ducaale oo ah guddoomiyaha Aqlabiyada baarlamaanka guusha doorashadii ka dhacday Gaarisa ee lagu soo doortay Aadan Barre. Maxkamadda ayaa sharci ku tilmaamtay doorashada kursigan, waxaana Faarax Macalin ey ku xukuntay inuu bixiyo lacag dhan 6 milyan oo lacagta Kenya ah oo qeyb ka mid ah la siinayo Aadan barre, halka qeybta kale la siinayo Guddigii doorashada ee baaritaanka waday.

Faarax Macalin ayaa sheegay in uu xushmeynayo Maxkamadda, hase ahaatee go’aanka uu aha