DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo hadal culus ka sheegay Magaalada Dhuusamareeb

0

Axmed Ducaale Geelle Xaaf  Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya Maamulka Galmudug madaxdeeda ay u taallo Shaqo adag oo u baahan in la qabto.

Xaaf ayaa  sheegay in Galmudug howlo badan iyo Hanti badan ay uga maqan tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka laakin Galmudug ay ka Go’an tahay in ay ka doontaan cid kasto uu xaqoodu ku maqan yahay.