Dhageyso”Ganacsatada Muqdisho oo Dowlada ku eedeeyey in Ay Bur Burisay Wada Xaajoodkii U Dhaxeeyey Iyaga iyo Wasaarada Maaliyada

0

Gudoomiyaha guddiga wada xaajoodka ganacsatada iyo wasaarada maaliyada cali dhoore xasan ayaa xukuumada soomaaliya ku eedeyey in ay bur burisay wada hadaldii dhinaca canshuuraha ku saabsanaa ee u dhaxeeyey iyaga iyo wasaarada Maaliyada

Gudoomiyaha ayaa xusay in wada xaajoodkan uu soo jiitamayey mudd 5 casho ah isla markaana ay dowlada soomaaliya sabab u tahay inuu bur buro