Ka dib markii ay dhawaan soo baxeen warar sheegayay in ciidamo ka tirsan maamulka khaatumo ay ku biireen Puntland ayaa arintaas waxaa ka jawaabay saraakiil ka tirsan madaxtooyada maamulka khaatumo.
Maxamed ismaacil maxamed oo ku magac dheer waraabe harti oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aysan jirin ciidamo ka tirsan khaatumo oo ku biiray puntland
Hoos ka dhageyso codka