DHAGEYSO:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Dhagax dhigay Xarun lagu Dhaqan Celinayo Haweenka kasoo Goosta Al-Shabaab

0

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xassan Shiikh Aadan ayaa magaalada Baydhabo ka dhagax dhigay Xarun lagu dhaqan Celinayo Haweenka iska soo dhiibaya Al-Shabaab.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale munaasibadaasi dhagax dhiga wuxuu ka sheegay in dhismaha xaruntan ay keentay Baahi loo qabo taasoo ah in la helo meel dib u dhaqan celin loogu sameeyo Haweenka kasoo Goosanaya Al-Shabaab.

 

Hoos ka dhageyso codka