DHAGEYSO:-Al-Shabaab oo soo bandhigay magaca ninkii isku qarxiyay agagaarka Hotel Dorpin

0

Al-Shabaab ayaa sheegay magaca mid ka mid ah raggii ku lugta lahaa weerarkii dhawaan lagu qaaday Madaxtooyada iyo Xarunta Nabad Sugidda Soomaaliya.

Al-Shabaab waxaa ay magaca Ninka waday gaariga ku qarxay agagaarka Hotel Dorpin ku sheegeen Cabdullaahi Sheekh Aadan Sheekh Axmed Guure.

Ninkan oo ay Wareysatay Idaacadda Al-Shabaab ka hor isqarxintiisa ayaa waxa uu sheegay in uu ka dhashay Beesha Marreexaan kana mid ahaa dagaallamayaashii Al-shabaab ee fuliyay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Hotelka Dorpin.

Hoos ka dhageyso codka ninkii shacabka xasuuqay