DHAGEYSO:-Hooyada dhashay wiilashii lagu dilay London oo Arin murugo badan sheegtay

0

Labo Dhalinyaro Soomaali ah ayaalagu dilay magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyadoo dilkooda loo adeegsaday Tooreey, Iyadoona Wiilasha la dilay da’dooda lagu qiyaasay 18-20 jir, waxaana Ciidamada oo gaaray goobta dilka ka dhacay ay wadaan baadhitaano ku saabsan dilkan.

Hood ka dhageyso waalidka dhalay caruurtaas oo warbaahinta la hadlay