VIDEO:-Ra’iisul Wasaaraha iyo Madax ka Qayb galay Salaada Jinaasada Axmed Diiriye oo Muqdisho ku geeriyooday

0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Somalia iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay salaada janaasada marxuum Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho, taasoo ka dhacday masjidka Isbaheysiga Islaamka.

Hoos ka daawo Muuqaalka