Dhageyso”Gudoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Oo Si Rasmi ah Ugu Dhawaaqay In La furo dhamaan Qeybaha kala duwan ee suuqaasi

0

Xasan mirre dhiif Gudoomiyaha ganacsatada suuqa bakaaraha ayaa ugu baaqay dhamaan ganacsatada kala duwan ee suuqaasi in ay dib u furaan goobahooda shaqo

Gudoomiyaha ayaa tilmaamay in xirnaashaha suuqa uu saameyn xoogan ku yeeshay dadka danyarta ah ee maalin walba nolol maalmeedkooda ka dhacsada gudaha suuqaasi

Xasan Mire ayaa dhanka kale xaqiijiyey in wax xal ah aan laga gaarin khilaafkii u dhaxeeyey iyaga iyo wasaarada maaliyada,waxana uu dalbaday in qafiifiyo canshuurta lagu soo rogay ganacsatada gobolka banaadir.