Dhageyso”Gudoomiyaha aqalka Sare Oo dowlada Ugu baaqay In dib loo furo Tiyaararkii Qaranka

0

Gudomiyaha aqalka sare ee soomaaliya c/xaashi cabdulaahi ayaa oo ka mid ahaa masuuliyiintii ka qeyb gashay xuska munaasabada maalinta caalamiga ee afka hooyo ayaa goobta ka sheegay in fanaaniitu ay yihin dunta isku xirta shacabka iyo dowlada,waxana uu raysul wasaraha ka codsaday inuu il gaar ah ku eego xaalada xligan ay ku sugan yihiin bahda fanka soomaaliyeed sidoo kale xooga la saaro sidii loogu furi lahaa tiyaatarki qaranka.

Gudoomiye C/xaashi Cabdulaahi ayaa sidoo kale soo hadal qaaday abwaaniinii erayada ka tiriyey maalintii la hirgaliyey qoraalka afka soomaaliga.