Dhageyso”Gudoomiyaha Akadeemiyo goboleedka afka soomaaliga Oo Faah Faahiyey Goobaha Soomaalidu ku nooshahay Ee lagu Qabanayo xuska maalinta afka hooyo

0

Gudoomiyaha Akadeemiyo goboleedka afka soomaaliga maxamed daahir afrax ayaa hoosta ka xariiqay in munaasabadan ay tahay 18- guuradii ka soo wareegtay markii la aqoonsaday maalinta ee afka hooyo,waxana uu sidoo kale soo hadal qaaday waxa uu yahay halkudhiga sanadkan.

Maxamed Daahir Afrax ay sidoo kale kale ka warbixiyey meelaha ama jaaliyadaha soomaaliyeed ee xusaya maalinta caalimiga ah ee afka hooyo isagoo carabka ku dhuftay qaar ka mid ah magaalooyinka laga xusayo.