DHAGEYSO:-Ururka Qaryaqaanada Somaliland Oo Baaq Aadag U Diray Madaxweyne Muuse Biixi

0

Garyaqaanada Maamulka Somaliland ayaa Xukuumada Muuse Biixi ka Dalbaday inay Sii Dayso mid ka mid ah Garyaqaanada oo Xabsiga loo Taxaabay isaga oo aan Xasaanadii Laga Qaadin taas oo Sababtay in la is Waydiiyo Wadada Sharci ee loo Maray.