Dhageyso” RW Kheyre Aniga Iyo MD Farmaajo Waxan Wareegto ku Soo Saarnay In Xafiisyada Dowlada Afsoomaali Looga Shaqeeyo

0

Raysul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in isaga iyo madaxweynahaba ay wareegto ku soo saareen in afka soomaaliga uu yahay midka looga shaqeynayo xafiisyada dowlada

RW Kheyre ayaa ku wargaliyey shaqaalaha dowlada in aysan ka jawaabin hadii qof kale oo soomaali ah oo ay shaqo wadaag yihiin uu u soo qoro warqad afqalaad ku qoran,waxana uu taa badalkeeda codsaday inuu la soo socod siiyo madaxda dowlada.